Tuesday, July 28, 2026
HomeWARARKADeg-deg:ciìdamada Dowlada oo la wareegay Beled Xaawo

Deg-deg:ciìdamada Dowlada oo la wareegay Beled Xaawo

Wararka ka imaanaya Magaalada Balad-Xaawo ee gobolka gedo ayaa sheegaya in Guud Ahaan Magaaladaasi La Wareegeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Si gaar ah goobaha ay la waregeen Ciidamada DFS ayaa ah Sida Taliska Sirdoonka. Guriga Degmada. Xarunta Imagareeshinka Iyo Saldhiga Booliiska

Ilo wareedyo Muhiim ah oo la hadashay SMS ayaa waxa ay u shegeen Dagaalkii Balad-Xaawo Lasoo Afjaray kaasi oo ku dhawaad 10 maalin ka socday Degmada baladxaawo.

Sidoo kale waxa soo dayay Isgarsiintii magaalada iyo korontada oo maalmo ka hor jubaland xireen.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments