Khamiis, 26 Nofembar 2026
Caalamka

Ruushka oo Ka Digay Weerar Mareykanku Ku Qaadi Karo Iiraan

Ruushka oo Ka Digay Weerar Mareykanku Ku Qaadi Karo Iiraan

Dawladda Ruushka ayaa maanta si kulul uga digtay weerarro milatari oo laga yaabo in lagu qaado Iiraan, iyadoo ku eedeysay Mareykanka inuu isku dayayo inuu Iiraan ku khasbo inay dib ugu laabato wadahadallada barnaamijkeeda nukliyeerka.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka, Maria Zakharova, ayaa sheegtay in Ruushka uusan aqbali doonin weerar kasta oo lagu qaado Iiraan, iyadoo uga digtay tallaabo kasta oo sii hurin karta xiisadda gobolka