Ciidanka Itoobiya oo xiray taliyaha Booliska degmada Doolow
Ciidamadda Itoobiya ee ku sugan degmadda Doolow ee Gobalka Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Taliye Cabdi Casiis Ooyaaye oo ahaa Taliyaha Saldhigga Dagmadda Dooloow ee Gobalka Gedo
Xariga ayaa yimid kadib markii uu diiday amar kaga yimid dhanka Ciidamadda Itoobiyaanka ee ku sugan Doolow
Dhanka kale, waxaa shalay maalintii labaad ku sugan Magaaladda Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose wafdi uu Hoggaaminaayo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda NIS ee dalka Kenya Nuuradiin Yuusuf Xaaji
Wararka qaar ee hoose ay sheegayaan in uu manata u amaba bacay dhanka dalka Itoobiya, waxaana intii uu ku sugnaa Kismaayo kulan kula qaatay madaxda saree e Jubbaland, iyaoo ka wada hadlay xiisada gobolka Gedo oo ay iksku hayaan madaxda DF iyo kuwa Jubbaland