Arbaco, 25 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

SAWIRRO:-MASAAJID WEYN OO LAGU GUBEY DEEGAANKA

SAWIRRO:-MASAAJID WEYN OO LAGU GUBEY DEEGAANKA

Shacabka Degmada Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa Galinkii dambe ee maantay waxay dab qabadsiiyey mid ka mida Masaajida ugu waaweyn ee ku yaalay Gudaha Degmadaasi

Sababta loo Gubay ayaa lagu sheegay inuu kaasoo horjeedo Dariiqada deegaanka taas oo la isku raacay in guud la gubo wixii kasoo harana la bur buriyo.