Khamiis, 26 Nofembar 2026
Caalamka

Ciidamada Turkiga oo Sheegay Diyaar-garow ay Hoggaamin Karaan Howlgalka Nabad-ilaalinta Gaza

Ciidamada Turkiga oo Sheegay Diyaar-garow ay Hoggaamin Karaan Howlgalka Nabad-ilaalinta Gaza

Ankara – Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ciidamadeedu diyaar u yihiin inay hoggaamiyaan howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza haddii loogu baahdo.

Turkiga oo ka mid ah 10-ka waddan ee ugu awoodda badan militariga caalamka, isla markaana leh ciidanka labaad ee ugu tirada badan NATO, ayaa sheegay inuu door muhiim ah ka qaadan karo sugidda nabadda gobolka.

Su’aalaha soo baxaya ayaa ah in awoodda Turkiga ay ku filnaan doonto inay ka hortagto haddii Israel markale isku daydo inay faragelin ballaaran ku samayso Gaza.