Jimce, 27 Nofembar 2026
Caalamka

Soomaaliya oo war ka soo saartay shil ka dhacay dalka Masar

Soomaaliya  oo   war   ka   soo    saartay    shil ka   dhacay   dalka   Masar

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu tacsiyeeyay dhimasho iyo dhaawac ka dhashay gaari shidaal qaada oo ku sugnaa deegaanka Al-Warraq ee gobolka Giza dalka Masar.

Soomaaliya ayaa xustay in ay garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Masar ee dhibaatada soo gaartay.

Dhimashada Shilkaan ayaa gaartay 30 ruux, halka dhaawacana intaasi ka sii badan tahay.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka