Monday, July 27, 2026
HomeWARARKATaliska CXD oo digniin kasoo saaray isticmaalka agabka u gaarka ah

Taliska CXD oo digniin kasoo saaray isticmaalka agabka u gaarka ah

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa digniin adag kasoo saaray Isticmaalka Calaamadaha, Gaadiidka iyo waxyaabaha u gaarka ah in la isticmaalo, arrintaan oo dhinaca amniga la xiriirta ayuu talisku sheegay in qofkii lagu arka la maxkamadaynayo.

Waxyaabaha uu taliska ciidanka Xoogga Dalka mamnuucay waxaa kamid ah, Dareeska, Darajooyinka, Calaamadaha, Astaamaha, Gaadiidkooda oo la dhigo Garaashyada ama faraha lala galo sida in la buufiyo ama midabka laga baddelo sida uu talisku sheegay.

Hay’adaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa billaabay baarista Gaadiidka ciidanka gaarka u ah iyada oo sidoo kale la hubinayo sax ahaanshiyaha Gaadiidkaas.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments