Monday, July 27, 2026
HomeWARARKAMaxkamadda Gobolka Banaadir oo Muddeysay Dhegeysiga Kiiska Wariye Khadar Nasri

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Muddeysay Dhegeysiga Kiiska Wariye Khadar Nasri

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa berri u qorsheysay dhegeysiga kiiska Wariye Khadar Nasri, kadib markii Xeer-ilaalintu aysan soo gudbin cadaymo ku filan oo lagu maxkamadeyn karo.

Garsoorayaasha maxkamadda ayaa go’aamiyay in baarayaasha la siiyo waqti dheeraad ah si ay cadaymo lagu maxkamadeyn karo u soo gudbiyaan, taasoo ka dhigan in Wariye Khadar uu habeenkii saddexaad ku sugan doono xabsiga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments