Marcus Rashford Oo Shaaciyay Rabitaankiisa Ugu Dambeeya: Wuxuu Doonayaa Inuu Sii Joogo Barcelona
Marcus Rashford ayaa caddeeyay inuu rabo in Barcelona dhaqaajiso qodobka iibsiga ee heshiiska amaahdiisa, si uu si rasmi ah ugu sii nagaado kooxda.
Weeraryahanka Ingiriiska ayaa sheegay in go’aankiisa uu ka yimid rabitaanka guusha iyo maskaxda tartanka, isagoo muujiyay inuu ku raaxaysto cadaadiska iyo filashooyinka sare ee Camp Nou.
Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay in ujeedadiisu tahay guul iyo horumar joogto ah oo uu la gaaro Barcelona.