Monday, July 27, 2026
HomeSPORTSKulamada Wareega 16 Koobka Adduunka Oo LA Ogaaday.

Kulamada Wareega 16 Koobka Adduunka Oo LA Ogaaday.

Waxa si buuxda u dhakaaday wareegii 32 Koobka Adduunka.

16 xul ayaa u baxay Wareega xiga ee tartanka iyada oo LA Ciyaari Doono kulamo xiiso Leh.

Kulamada Wareega 16 ayaa soo saaraya kulamo Wareer ah.

Kulanka ugu xiisaha badan Wareegan ayaa dhexmari doona Xulalka Portugal iyo Spain.

Dhinaca kale xulka difaacanaya Koobka Adduunka ee Argentina Ayaa La Ciyaari Doona Xulka Masar.

Halkan Kaya bogo Kulamada 16 Koobka Adduunka.

🇨🇦 Canada vs. Morocco 🇲🇦

🇵🇾 Paraguay vs. France 🇫🇷

🇧🇷 Brazil vs. Norway 🇳🇴

🇲🇽 Mexico vs. England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

🇵🇹 Portugal vs. Spain 🇪🇸

🇺🇸 USA vs. Belgium 🇧🇪

🇦🇷 Argentina vs. Egypt 🇪🇬

🇨🇴 Colombia vs. Switzerland 🇨🇭

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments