Monday, July 27, 2026
HomeWARARKAWar cusub oo ka soo kordhay weerarkii Berlin iyo magaca tumnaha oo...

War cusub oo ka soo kordhay weerarkii Berlin iyo magaca tumnaha oo la shaaciyey

Booliiska Berlin ayaa shaaciyay in tuhmanaha lagu magacaabo Abdul B., oo ah nin 21 jir ah oo caato ah lehna timo madow. Waxay sheegeen inuu xirnaa funaanad madow oo koofiyad leh iyo surwaal cad.

Sida lagu sheegay bayaanka booliiska, waxaa lagu tuhunsan yahay inuu dhaawacay dhowr qof oo ku sugnaa deegaanka Tiergarten, isla markaana uu weli baxsad yahay.

Booliisku waxay intaas ku dareen:

“Waxaa la rumeysan yahay in hal ama in ka badan oo qof ay ka carareen gaariga kadib dhacdada.” Waxay sidoo kale sheegeen: “Waxaa intaa dheer, waxaa la soo sheegay in dhowr qof lagu dhaawacay hub af leh.”

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments