Ciidanka Itoobiya oo jabab aad u foolxun kala kulmay dagaalada ka socda Gobolka Tigree ee Waqooyiga dalkaas.
Qaar ka mid ah Warbaahinta Taageerta Kooxda TPLF ayaa sheegtay in ay Guulo waawaayn ka gaareen dagaalkii Gobolka.
Halka Ciidanka Melletariga oo Guutooyin ka mid ah isdhiibeen hadda wali Mintidayaan, iskuna dayayaan iska caabinta Kooxda.
Muuqaalo lagu bahaiyay Baraha Bulshada ayaa muujinaaya khasaare Lixaad oo dagaalka ka dhashay & Maydad badan oo la soo bandhigay.
Wararka qaar aan la Xaqiijin ayaa Tilmaamaaya in Diyaarado dagaal oo la tuhunsan yahay in Eritrea leedahay qayb ka yihiin dagaalka.
Itoobiya gaar ahaan Gobolka Tigree ayaana ku jira xilli adag oo keeb la yuurar ah islamarkaana Siriqda dagaalka & Surimaha la isku gaadaayo.