Arbaco, 25 Nofembar 2026
Siyaasadda

Golaha Wasiiradda Galmudug oo lagu dhawaaqay iyaga oo kasoo muuqday xubno cusub iyo wasiiro markale soo laabtay

Golaha Wasiiradda Galmudug oo lagu dhawaaqay iyaga oo kasoo muuqday xubno cusub iyo wasiiro markale soo laabtay

Galmudug ayaa yeelatay xukuumad cusub, waxaana ka soo muuqday Wasiiru-dowlaha Cadaaladda Puntland, Cabdulqaadir Cali Warsame oo loo magacaabay Wasiiru-dowlaha Maaliyadda Galmudug.


Waa markii u horreysey oo Wasiir xil kahaya Puntland loo magacaabo xil Galmudug ah.

Hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa magacaabay golihiisa wasiirrada, isaga oo dhisay xukuumad ay in ka badan 60% ka yihiin dhallinyaro.