Monday, October 12, 2026
HomeWARARKASpain oo si joogto ah u mamnuucday hubka iyo qalabka milatari ee...

Spain oo si joogto ah u mamnuucday hubka iyo qalabka milatari ee Israel, Sánchez oo cambaareeyay xaaladda Gaza

Spain ayaa si joogto ah u mamnuucday soo dejinta iyo dhoofinta qalabka milatari iyo rasaasta ee u kala goosha Spain iyo Israel.
Sidoo kale, hawada iyo dekedaha Spain ayaa laga xiray shixnadaha shidaalka, hubka iyo agabka kale ee difaaca ee loogu talagalay ciidamada Israel.


Ra’iisul Wasaaraha Spain Pedro Sánchez ayaa cambaareeyay waxa uu ku tilmaamay “baabi’in” iyo “xasuuq” ka socda Gaza, wuxuuna dhaleeceeyay beesha caalamka oo uu sheegay inay ka aamusan tahay xaaladda Gaza.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments