Tabaraha kooxda kubadda cagta wadanka Maali oo stress dartiis u kululaaday
Tabaraha kooxda kubadda cagta wadanka Maali oo stress dartiis u kululaaday kadib markii laga dhaliyay laba gool waliba daqiiqadii 90-aad iyo tii 120 aad ee extra time ka.
Waxaa kaaga daran in kooxda Ivery Cost ay ku ciyaarayeen 10 ciyaartooy kadib markii card ka cas uu qaatay mid ka mid ah ciyaartooyda xulka Iver cost.
