6 Xiddig oo Real Madrid ah oo Wajihi doona Kooxahoodii Hore Champions League-ga 2025/26
Ugu yaraan lix ciyaartoy oo Real Madrid ah ayaa wajahaya kooxahoodii hore kadib markii la shaaciyay isku aadka wareega kooxaha ee Champions League 2025/2026.
Real Madrid ayaa wajihi doonta kooxaha: Manchester City, Liverpool, Juventus, Benfica, Marseille, Olympiacos, Monaco, iyo Kairat Almaty.
Ciyaartoyda wajihi doona kooxahoodii hore waa:
Brahim Díaz vs Manchester City
Trent Alexander-Arnold vs Liverpool
Álvaro Carreras vs Benfica
Dean Huijsen vs Juventus
Kylian Mbappé & Aurélien Tchouaméni vs Monaco
Kulamadan ayaa la filayaa inay noqdaan kuwo xiiso gaar ah leh.