Sabti, 28 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Saadaq Cumar Xasan (joon) oo maanta loo dhaariyey xilka wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya

Saadaq Cumar Xasan (joon) oo maanta loo dhaariyey xilka wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya

Xildhibaan General Saadaq Cumar Xasan (Joon) ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyey xilka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, kaddib markii Golaha Wasiirradu dhowaan ansixiyeen magacaabistiisa.

Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga JFS, Saadiq Cumar oo la kala doorran siiyey xilalka xildhibaanka iyo Wasiirka midka uu u go'ayo: "Dastuurkka cusub ayaan ku dhaqmaya

Dhaarinta ayaa ka dhacday xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana uu xilka kala wareegi doonaa wasiirkii ka horreeyay, Axmed Macallin Fiqi.