Waalidiinta dhalinyarta ku maqan dalka Eretiya oo dalbaday in Madaxweyne xasan Sheikh uu Markale la Hadlo.
Waalidiinta dhalinyarta ku maqan dalka Eretiya ayaa dalbaday in Madaxweyne xasan Sheikh uu Markale la Hadlo.
Afar Bil Ka hor Madaxweyne Xaaan shiikh Maxamuud ayaa la kulmay Waalidiinta dhalay Dhalinyarta ku maqan dalka Eretiya,Hadaba afar Bil Kadib maxaa Isbedelay?Waalidiinta"Waxaa go'ay Xiriirkii anaga iyo Madaxweynaha noo dhexeeyay,Mudane Markale nala Hadal oo Kadhabey Balantii aad naga qaaday"
HALKAAN HOOSE KA DAAWO