Khamiis, 26 Nofembar 2026
Siyaasadda

Dhismihii Golaha Deegaanka Degmada Caabudwaaq oo saaka Qarka Usaaran Inay Xabadi Ka dhacdo ,

Dhismihii Golaha Deegaanka Degmada Caabudwaaq oo saaka Qarka Usaaran Inay Xabadi Ka dhacdo ,

Ciidan beeled Ka Caraysan Habka Ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug u wado Dhismaha Golaha Deegaanka Dagmada Caabudwaaq ayaa Saaka Jaray inta Badan wadooyinka Soo gala Hotelka Ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ka wado Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Caabudwaaq,

Bulshada ayaa Ka Cabsi Qaba In Ay Xabadi Ka dhacdo Goobta Ay Kasocoto Shaqada Wasaaradda,

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi wayeel Ayaan ilaa iyo hada wax masuuliyad ah iska Saarin Xaaladahan Cakiran Ee kajira Magalada.