Dibad baxayaal ka careysan Xadgudubka Itoobiya ee Qaranimada Soomaaliya oo isugu soo baxay Muqdisho
Waxaa maanta oo Arbaco ah magaalada Muqdisho ka dhacay bannaan bax balaaran oo looga soo horjeedo qorshaha dowladda Itoobiya ku dooneyso in qeybo kamid ah biyaha Soomaaliya ku qaadato.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaana si cad u sheegay in ay kasoo horjeedaan heshiiska la sheegay in ay gaareen Somaliland iyo Itoobiya, waxa uuna cadeeyay in aysan oggolaan doonin in taako kamid ah biyaha Soomaaliya sharci-darro lagu qaato.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir" Muusow dadku waxaa ay kaa sugayeen Doorasho ee kaama sugeyn inaad baddii bixiso".