Khamiis, 26 Nofembar 2026
Siyaasadda

MADXAWEYNHA OO BOOQDAY TALISKA NISA & DHAWACYADDA.

MADXAWEYNHA OO BOOQDAY TALISKA NISA & DHAWACYADDA.

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo qaar ka mid ah dhaawacyada, mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee ku wax yeeloobay weerarkii AS ee ka dhacay hotelka SYL. Madaxweynaha oo mid mid u dul istaagay dhaawacyadan ayaa Alle u weydiiyay caafimaad degdeg ah

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu dambeyn kormeer ku tagay  xarunta hay’adda Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda Qaranka NISA, halkaasi oo uu ku dhageystay warbixino horudhac ah oo ku saabsan weerarkii AS ee hotel SYL.