Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo maanta la xiray Qunsuliyadihii Itoobiya ku lahayd Garoowe & Hargeysa, Safiirka Itoobiya ee Muqdisho u joogayna dalkiisa ayaa loo ceyriyey.
Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo maanta la xiray Qunsuliyadihii Itoobiya ku lahayd Garoowe & Hargeysa, Safiirka Itoobiya ee Muqdisho u joogayna dalkiisa ayaa loo ceyriyey.
Golaha Wasiirada XFS ayaa mawqif ka qaadanaya xariirka Itoobiya iyo Soomaaliya, sida ay sheegayaan wararka laga helayo fadhiga golaha wasiirada ee maanta
Xariirka labada dal ayaa sii xumaanayay, tan iyo markii ay Addis Ababa heshiiska lagashay dhinaca Somaliland, kaas oo ay Itoobiya kudoonayso qeyb kamid ah Baddaha Soomaalida.
Xubnaha baarlamaanka iyo wasiirada dawladda Soomaaliya ee ugu badan ayaa wata Baasaboorka dalka Itoobiya.