Khamiis, 26 Nofembar 2026
Siyaasadda

Madaxweyne Laftagareen iyo Ciidamada Itoobiya oo kulan muhim ah yeeshay .

Madaxweyne Laftagareen iyo Ciidamada Itoobiya oo kulan muhim ah yeeshay .

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga Hadlayey Amniga guud Deeganada Koonfur Galbeed la qaatay Saraakiisha Ciidanka Itoobiya ee Qeybta ka ah Howlgalka ATMIS.

Kulanka Ciidanka Itoobiya iyo Madaxweynaha Koonfurgalbeed ayaa imaanaya xili ay dhawaan shaacisay DFS in ay dalka ka baxayaan Ciidankan, hasa’ahaatee ay ku gacansayrtay go’aankaasi Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed.