Muran adag oo dhexmaray gudoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe iyo Xildhibaano ka tirsan baarlamaan FS
Muran adag oo dhexmaray gudoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe iyo Xildhibaano ka tirsan baarlamaan FS
Xildhibaan dhowr ah oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa la kulmay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe waxaa ay u sheegayn in Ajandaha Madaxtooyada aan lagu sii wadi karin howlaha Baarlamaanka, sidaas darteed Guddoonka Baarlamaanka looga baahan yahay inuu ka baxo jeebka Madaxtooyada iyo Xukuumadda.
Xildhibaannada ayaa ka digay in haddii Guddoonka uu sii wado afduubka uu ku haayo howlaha Baarlamaanka ay qasab noqon doonto inuu xirmo fadhiyada Baarlamaanka, wixii mas’uuliyad ah ee ka dhasha uu qaadayo Guddoonka.