Khamiis, 26 Nofembar 2026
Siyaasadda

Madaxweyanaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Xoojinta wax soosaarka Beeraleyda Galmudug oo maalmihi lasoo dhaafay ka socday Galmudug

Shirkan, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha DFS  ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Beeraha DFS mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye”  iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha Beeraha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya

Shirka ayaa lagu soo bandhigay dallaga kasoo go’ay beeraha Galmudug, ayadoo Madaxweynuhu ku dhiiro galiyay Iskaashatada Beeraleyda Galmudug inay kordhiyaan wax soo saarka.

Madaxweynahay Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kariye (Qoorqoor) ayaa shir gudoomiyay shirkaas oo uu qeyb ka yahay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Waraabka JFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Iyo Wasiirada Beeraha & Waraabka heer maamul goboleed, shirkaas oo socday sadaxdii maalin ee lasoo dhaafay waxaana la isla qaatay qodobada hoos ku xusan:- 

1- In markii koowaad oo ay yeesheen shirka ay isla qaateen Istaraatiijiyadd oo mideesan Wasaaradaha Beeraha & Waraabka federalka iyo heer maamul goboleed.

2- In kor loo qaado wax soosaarka beeraha Galmudug.

3- iyo in la sameeyo iskaashatooyin beeraleey ee Galmudug.