Khamiis, 26 Nofembar 2026
Siyaasadda

Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Wasiir ka tirsan Hirshabelle

Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Wasiir ka tirsan Hirshabelle

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xilka ka qaaday Wasiiru-Dowlihii Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dowladdaha Hoose ee Dowladda Hirshabeelle Mudane Maxamuud Axmed Gacal.

Sida wareegtada ku xusan waxaa sababta masuulkan xilka looga qaaday lagu sheegay xil gudasho la’aan, lagumana sheegin wareegtada masuul kale oo xilkaas loo magacaabay.

HOOS KA DAALACO WAREEGTADA