Madaxweyne Mustafe oo mar kale loo doortay hoggaaminta dowlad deegaanka Soomaalida
Madaxweynaha dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa loo doortay mar kale xilka madaxweynaha deegaanka Soomaalida.
Xildhibaannada golaha 7-aad ee DDS ayaa mar markale u ansixiyey Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar in uu xilka sii hayo.
Sidoo kale xildhibaannada ayaa doortay xubno kale oo uu ka mid yahay afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa.

Xuluumadda cusub ee Deegaanka Soomaalida:
- Xafiiska Madaxweynaha: Dr. Xuseen Cabdullahi Qaasim
- Xafiiska Nabadgalyadda: Mudane Cabdiqaadir Rashid Ducaale
- Xafiiska Maaliyadda: Mudane Maxamed Muuse Guure
- Xafiiska Caddaaladda: Mudane Khadiir Cabdiraxmaan Ahmed
- Xafiiska Beeraha: Mudane Guuleed Axmed Ali
- Xafiiska Waxbarashadda: Mudane Maxamed Sheekh Aadan Ismaaciil
- Xafiiska Xirfadaha & Shaqo-Abuurka: Mudane Faysal Rashiid Cumar
- Xafiiska Caafimaadka: Dr. Muse Axmed Ibraahim
- Xafiiska Biyaha: Mudane Siyaad Nur Abdi
- Xafiiska Xoolaha: Mudane Ibrahim Xassan Ali
- Xafiiska Dakhliga: Mudane Xuseen Gaydh Axmed
- Xafiiska Qorshaynta: Mudane Omer-Farouk Haji Warfaa
- Xafiiska Ganacsiga: Marwo Hibo Ahmed Cumar
- Xafiiska Haweenka: Marwo Halimo Hassan Maxamuud
- Xafiiska Adeegga Shacabka: Marwo Ayaan Abdi Maxamed
- Xafiiska Waraabka: Mudane Maxamed Faatax Maxamed
- Xafiiska Warfaafinta: Dr. Cabdi Axmed Xassan (Abdirauuf)
- Xafiiska Maalgashiga iyo Warshadaha: Marwo Khadra Bashiir Maxamuud
- Xafiiska Jidadka: Mudane Idiris Muuse Cabdi
- Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka: Mudane Axmed Shukri Cabdi
- Xafiiska Curinta & Teknooloojiyadda: Mudane Maxamed Cali Daahir (Gurey)
- Xafiiska Maareeynta Masiibooyinka: Mudane Axmed-Yaasiin Sheikh Ibrahim Abdi
- Xafiiska Macdanta iyo Shidaalka: Marwo Faadumo Cabdirisaq Adow
- Xafiiska Dhaqanka & Dalxiiska: Marwo Ayaan Maxamed Maxamuud
- Xafiiska Arimaha Bulshadda: Engineer Muxyadiin Abdi Xusseen
- Xafiiska Dhalinyarta iyo Ciyaaraha: Maxamed Mahdi Aadan
- Xafiiska Ilaalinta Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda: Marwo Hani Maxamed Khayre.