Monday, October 12, 2026
HomeWARARKAHoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo Eritrea oo ku kulmaya Masar xilli uu jiro khilaaf...

Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo Eritrea oo ku kulmaya Masar xilli uu jiro khilaaf diblomaasiyadeed oo socday ku dhawaad ​​laba sano.

Madaxda Soomaaliya iyo Eritrea ayaa bari ku kulmaya Masar. Tan ayaa noqonaya is aragii koobaad ee labada wadan ee ku dhawaad laba sano. Madaxda Eritea ayaa sanadkii 2024 joojisay xiriirka Soomaaliya ka dib markii Somalia iyo Itoobiya ku heshiiyeen Turkiga.

Madaxda Eritrea ayaa markaas casuumtay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare hore Saacid si ay caadis u saarto Xasan Sheekh.


“Eritrea laba farood ayay noo taageen” ayuu yiri sarkaal si dhow ula socday khilaafka laba dhinac.

Soomaaliya xitaa waxaa ku adkaatay in ay dib u soo celiso ciidano kuwa cirkaa oo tababar ku dhamaystay gudaha wadankaas maadama uusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya.


Ma cada in Masar dhamayn karta Khilaafka maadaama hogaamiyaha Eritrea uusan aaminsanayn siyaasada dhexe ee Soomaaliya rabto

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments